“Qoraalladan la soo dhigay Facebook iyo TikTok, ee wata muuqaal lagu sheegay inuu muujinayo guddoomiyihii gobolka Banaadir ee dhawaan xilka laga qaaday oo 2024 dowladda federaalka ah ku dhaliilaya wax qabad la’aan, gaar ahaan gaabis dhanka deyn cafinta iyo dagaalka Al-Shabaab”
PesaCheck rated this: Missing Context