“Qoraal lagu daabacay X (horay loo oran jiray Twitter) oo wata muuqaal sheegaya in “koox looga shakisan yahay al-Shabaab” ay burburinayaan qubuuro diimeed ku yaalla magaallooyinka Laascaanood iyo Buuhoodle ee Soomaaliya bishii December 2024”
PesaCheck rated this: Partly False