“Sawirkan lagu faafiyay X (horay loo oran jiray Twitter) ee lagu sheegay inuu muujinayo Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Cirro oo ay gacanta ku dhigeen ciidanka socdaalka Isutagga Imaaraadka Carabta isaga oo sita dukumiinti been abuur ah iyo jaad”
PesaCheck rated this: Altered