“Qoraalkan Facebook ee wata sawir lagu sheegay inuu yahay ciidanka federaalka Itoobiya oo gaaray Dawacalay si ay halkaa uga qaadaan meydad ay ka tageen ciidanka deegaanka Soomaalida ee Liyu Boolis kadib dagaalkii dhexmaray iyaga iyo dadka deegaanka”
PesaCheck rated this: Partly False